Languages
Back to:
Kitaabka Quduuska Ah
SABUURRADII
<- SABUURRADII 116
SABUURRADII 118 ->
117
1
Quruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana,
Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga.
2
Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay,
Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa.
Rabbiga ammaana.